Qaybtan waxaa loogu talagalay in lagu baadho dhammaan dukumeentiyada ku jira mareegahayaga.
Hage kaa caawinaya qaadashada daawadaada
Hagahan waxaa loogu talagalay qof kasta oo u baahan inuu si joogto ah u qaato dawooyinka. Tani waxay noqon kartaa naftaada, xubin qoys ama qof aad daryeesho.