BNSSG oo ka caafimaad badan

Healthy Weston waa barnaamijka lagu biiriyo adeegyada daryeelka wanaagsan ee Weston-super-Mare, Worle iyo nawaaxigeeda. Tan waxaa ku jira mustaqbalka adeegyada Isbitaalka Guud ee Weston.